Daawo:Buuhoodle Oo yeelatay Hospitaalkii ugu Casri Sanaa,

Magaalada Buuhooodle Xarunta Gobolka Cayn ayaa yeelatay Hospitaal Casri ah oo Dadka Deegaanka u soo kordhiyay adeegyo Caafimaad oo ay Dalka Dibadiisa u Raadsan Jiren.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hospitalkan oo lagu Magacaabo Gargaar, Ayaa ah mid Bulshada Buuhoodle Ka Buuxiyay Baahi weyn oo dhanka Caafimaadka Ah.

Qar kamid ah saxaafada Buuhoodle ayaa soo bandhigtay Adeegyada Caafimaad ee Hospitalka Gargaar.

 61 total views,  2 views today