Waxaa Caawa Magaalada Buuhoodle Xarunta Goboka Cayn ku geeriyooday Caasha cabdi Xiiray oo kamid ah Haweenka Goboka Cayn. Caasha Cabdi xiiray, ayaa ahayd Hooyada dhashay Dr Cali khalif Galaydh Madaxweynihii hore Khaatumo, Caasha Cabdi Xiiray ayaa caawa fiidkii hore ku geeriyooday Magaalada Buuhoodle. Maamulka iyo Shaqaalaha Khaatumonews waxay tacsi TiiraanyoContinue Reading

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Xaaalada Galmudug gaar ahaan Weeraradii Ka dhacay caasimada maamulkaas ee udhexeeyay Dawlada Soomaaliya iyo Kooxda Ahlu Sunna, HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Dhabancad: Ayaa yidhi Isagoo ka hadlaya Xaalada Dhuumaraeeb’ “Waa nasiib-darro in dowladda federaalka ahi xoog u adeegsato bur-burinta dowladihiiContinue Reading

Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya xukun kama dambaysa ah ku ridday, xukmane lagu magacaabo Mukhtaar Cabdikaafi Xirsi oo ku eedaysan kiis kufsiya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xukmane Mukhtaar oo da’diisu tahay 36-sano jir, islamarkaana la nool cudurka HIV/AIDS-ka, ayaa lagu helay in uu 3-dii bishii MaarsoContinue Reading

Sh Shaakir oo haatan warbaahinta kula hadlay Xarunta Inji ayaa sheegay in Masuuliyadii Amnigooda , tii Magaalada Dhuusamareeb iyo masuuliyada Hubkoodii iyo gaadiidkoodiiba ay Ku wareejiyeen General mascuud Maxamed Warsame oo ah Taliyaha Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad horayna u ahaa Taliyihii Ciidamada Ahlusunna ka hor intaan la qarameyn ciidamadaContinue Reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntand iyo Taliya Guud ee Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa Booqday jiida Hore Gobolka Sanaag, gaar ahaan Deegaanka Yubbe oo Shalay dagaal culus ku dhexmaray Maleeshiyaad Isaaq ah iyo Ciidanka Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliyaha ciidanka Puntland iyo wasiirka Arrimaha gudaha ayaa sheegay in Dhawaan Ceerigaabo dhexmariContinue Reading

Waxaa caawa iskii Isu taagay dagaal mudo 10 saac ah ka socday magaalada Caasimada u ah maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb, Dagaalkan ayaa udhexeeyay ciidamada Culimada Ahlu sunna, iyo Ciidamada dawlada soomaaliya geeysay Deegaankaasi. Xukumada Soomaaliya ,ayaa dhuusamareeb waxaa ka jooga ciidamo ay diyaarad kaga soo daabushay Xamar, oo lagu qiyaasayContinue Reading

Faahfaahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalka weli ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-Sunna. Dagaalka ayaa hadda ka socda agagaarka xarunta Inji oo ay ku suganyihiin hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna, halkaas oo uu ka bilaawday abaaro 9:00amContinue Reading

he Isaaq clan of the self-declared Somaliland is, like the other Somali clans, a divided clan that is composed of fractious and competing sub-clans. What binds these unruly Isaaq sub-clans is the illusion of the self-declared Somaliland recognition by the international community as a separate state. Thus the traditional rivalryContinue Reading