Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug ka socda mudaharaad xoogan oo lagu taageeraayo Madaxweynaha Galmudug Sheekh Shaakir.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Banaanbaxan oo aad u xoogan ayaa guud ahaan Magaalada Dhusamareeb gilgilay iyadoo lagu taageeray Sheekh Shaakir iyo KU xigeenkiisa islamarkaana lagu diidan yahay Dawlada soomaaliya,