
Waxaa Magaalada Muqdisho ku qabtay shir Saxafadeed qaar kamid ah Xildhibaanada Dawlada Fadaraalka soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Gedo gaar ahaan Beesha Mareexaan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xildhibaanadan ayaa ka hadlay xaalada Ka taagan Gedo iyo safar ay ku tagi lahaayen Gedo oo dawlada Fadaraalka soomaaliya u diiday,

55 total views, 1 views today