Deg Deg Daawo:Odayaasha Doolow ‘ Alshabaab Ayay Noola Mid Tahay Dawladu”

Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Doolow Ee Gobolka Gedo ayaa Ka digay Dhaqdhaqaada Dawlada Soomaaliya Ka wado Gobolka Gedo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka Doolow ayaa sheegay in Ciidamada Dawladu kusoo gurayso Degmooyinka Gobolka Gedo ay la dagaalami doonan islamarkaana ay lamid yihiin Alshabab.

 52 total views,  1 views today