Isimo Isaaq iyo Warsangali Isugu jira Oo Ka Degay Xamar,

Suldaanka Beesha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo isimo ka soo jeeda Beesha Isaaq ayaa ka degey Muqdisho.

Suldaan Siciid ayaa casumaad ka helay Dowlada federaalka waxaana la isla meel dhigi doonaa in Muqdisho lagu soo xulo Xildhibaanada Warsangeli.

ilaa hada Ma Cadda Qorshaha ka denbeeya Suldaanka Looga yeedhay Muqdisho iyadoo siyaasad ahaan la rumaysan yahay in uu aaminsan yahay Tan puntland islamarkaana uu kamid ahaa isimadii dabada ka rixaayay in Kursiga laga qaado Dhoobo Daareed,

 73 total views,  1 views today