
Dhalinyarada Buuhoodle ayaa si cadho leh uga fal caliyay dulmiga arki waaga dawlada soomaaliya ku hayso Gobolada SSC,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhalintan ayaa baaq culus u diray madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan cali khayre,

67 total views, 1 views today