
Madaxweynaha maamulka Puntland oo Qudbad ka jeediyay kulankii Siyaasiyiinta Beesha Daarood ayaa Weerar culus ku qaaday Dawlada Fadaraalka soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Deni oo ka hadlaya Xaalada Dawlada soomaaliya ayaa yidhi“Sodonkii Sane ugu danbeeyay Dawlada soomaaliya wey jiran tahay weyna Burbursan tahay Meesha kaliye laga daaweyn kara waa Kenya’‘

45 total views, 1 views today