DAAWO::Dawladda Soomaaliya Oo Magaalada Berbera Siisay Mashruuc Ay Ku Baxayso $7.5 Milyan.

Magaalada Berbera ee maamulka Somaliland waxaa maanta laga daahfuray Mashruuc loogu talo galay in lagu horumariyo magaaladaasi, kaasi oo uu maalgalinayo Midowga Yurub.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mashruucan ayaa dhan $7.5 Milyan waxaana u kamid yahay Mashariicda Dawlada soomaaliya ay siiyan Midowga Yurub.

Dawladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in lacagtan ay qayb ka tahay Mashruuc ay u bixisay Eng. Yariisow, kaasi oo ay horey u kala saxeexdeen Midowga Yurub iyo Dawlada Soomaaliya,

 66 total views,  1 views today