Deg Deg Daawo:Faroole Oo Weeraray Farmaajo iyo Goodax Barre

Senator Faroole oo hadda ka hadlaya khilaafka Waxbarasho ee Puntland iyo DFS ayaa yidhi:

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Maaha in dowladda Soomaaliya ay furfurto waxbarashada Puntland;hadba sarkaal in ay qaadato sax maaha, hadda agaasimigii imtixaanaadka waa la dafay oo la-taliye ayaa laga dhigtay”.

Wuxuu ula jeedaa agaasimihii waaxda imtixaanka wasaaradda wa barashada Puntland Axmed Saahid oo dhawaan xilkaasi iska casiley.

Faroole wuxuu labada dhinacba ugu baaqey ku dhaqanka Dastuurka, wuxuu sheegey in Puntland ay xaq u leedahay arrimaheeda waxbarasho.

 61 total views,  1 views today