War Deg Deg Ah:Wasiir Janan Oo Baxsaday Kadib Markii Axmed Madoobe Dhaqaalle Siiyay Sarakiisha xabsiga,

Waxaa Xabsi kuyaal magaalada Muqdisho ku xidhna mudo Wasirkii hore Amniga Maamulka Jubaland Cabdirashiii xasan Janan kaaso Dawlada soomaaliya qaab siyaasadeed ugu xidhna.

Sida aan xog ku helnay Wasiirka waxaa u sahlay inuu xabsiga ka baxsado qaar kamid ah saraakliisha ciidanka Dawlada soomaaliya oo madaxtooyadda Jubaland ku siisay dhaqaalle xoogan inay u fudeedshan wasiirka in uu Ka baxo xabsiga.

Goordhaweyd ayay Taliska Booliska soomaaliya ku Hambabaren Wasiir Janan oo ka maqan Xabsiga waxaana Baraha Bulshada soo dhigay qoraal Taliye ku xigeenka Booliska soomaaliya Haweenayda Lagu magcaabo Sakiya oo shacabka ku war galinasa in Janan Baxsaday!

 44 total views,  1 views today