Daawo:Kamaal Gutaale Oo Kashifay Doorashada Dhuusamareeb.

Musharax Kamaal Gutaale Ayaa Si yaab leh uga hadlay waxa ka socda Dhuusamareeb iyo sababta ay u diiden inay iska diiwangaliyan Isaga iyo xubno kale oo musharixiin ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kamaal Guutaale”Xildhibaanada Galmudug waxay kula kulmayaan iyagoo dhuumanaya oo ka cabsanaya in la basaaso,guddiyo iyo baarlamaan kala qeybsanna iskama diiwaan galineyno” Isagoo sii hadlaya ayuu yiri“Da’deyduna igama hor istaageyso inaan Galmudug hogaamiyo,dowladdu hadday lacag ku tartameysana doorasho lacag ah kulama tartameyno”

 39 total views,  1 views today