
Waxaa Magaalada Garoowe Caasimada maamulka Puntland soo gaadhay Saraakiil ciidan oo aad miisan culus ugu leh deegaanada Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweynaha Puntland ayaa wada qorshe uu ku qabanlaha magaalada laascaanood waxaana jira qorshayaal loogu yeedhaayo sarakiil ciidan oo khibrad u leh Jadwalka Dagaal ee lagu abaraayo gobolka Sool,

44 total views, 1 views today