Beesha Ahmed Garaad oo Ka Hadlay Dilkii Loo gaystay Alle Ha u Naxariistee Farxaan Maxamed Xasan Yare” Beesha Ahmed Garaad ayaana Dilkaasi ku eedeeye Beesha Baharsame.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka Beesha Ahmed Garaad ayaana Baaq u Diray Beesha Baharsame inay Kala Xaajoodaan Dilkaasi Waxayna Kaloo fariin u Direen Waxgaradka Dhulbahante inay Arintaasi soo fara galiyaan.