
Odayaasha Dhaqanka & ururka haweenka Degmada Kismaayo ayaa DFS uga digay faragalinta qaawan ee ay ku hayso Maamulka Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Baardheere
HALKN KA DAAWO VIDEO
Odayaasha Deegaanka ayaa ka digay in Dagaal Beeleed iyo Colaad uusan Awood u lahayn Farmaajo in uusan ka shidiin Deegaanka Gobolka Gedo Taaso ku noqota halis Beesha u sida gaar ah uga soo jeedo

56 total views, 1 views today