Daawo Sawiro:Shacab iyo Madax Reer Puntland Oo Duubka Darawiish Xidhay iyo Wacdaraha sanad Guuradii 100 Aad.

 Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa ka qayb galay xuska boqol guurada kasoo wareegatay halgankii Daraawiishta.

Kulanka aya waxaa ka qayb galay gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka koowaad ee Abukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, xubno ka tirsan gollayaasha kala duwan ee dowladda Puntland, hogaan dhaqan, haween, dhalinyaro iyo kooxaha suugaanta.

 49 total views,  1 views today