Daawo:Wariye Cabdixafid Oo Waraysi Kulul Ka Qaaday Sanbaloolshe Arrinta Qalbi Dhagax,

Universal Tv ayaa waraysi Xaasaasi ah La yeeshay Siyasiyiin uu kamid yahay Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wariye Cabdixafid oo gadhwadeen ka ahaa Waraysigan ayaa Su allo sababay inuu Ka cararo Waraysiga weydiiyay Sanbaloolshe,

 50 total views,  1 views today