
Maamulka Somaliland ayaa si wayn uga soo horjeedsatay hadalkii jen. Cabdiraxmaan Guulwade ee uu shalay ku sheegay in uu sax ahaa xasuuqii shacabka Somaliland ee dawladdii Kacaanka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka Warfaarinta Somaliland Saleebaan Cali Koorre ayaa yidhi: “Umadda reer Somaliland waan ka tacsiyeeynayaa hadalka ka soo yeedhay Cabdiraxmaan Guulwade”.
Hadaba waxaa is weydiin mudan Salebaan Cali koore oo sheegta Dhulbahante isagu Ma isaaqa La xasuuqay ayuu isku Haysta,

45 total views, 1 views today