War Deg Deg Ah::Ciidanka Somaliland Oo Xidhay Ku Xigeenkiii Mahad Cabaashe iyo Xiisad Culus,

Xiisad culus ayaa ka dhex taagan ciidamada Maamulka Beesha isaaq ee ku sugan Gobolka Sool iyo Kuwa dhulbahante gaar ahaan Taliska Qaybta 7aad Ee G.Mahad Canbaashe,

Xiisadan ayaa ka dhalatay kadib Marki Uu Taliye Ku Xigeenka Qaybta 7aad Ahna Abaanduulaha Qaybta 7aad Ibrahim Ashkir Lagu Xidhay Taliska Goojacade Taliskaas Oo Laga Maamulo Aaga BARI kana amar qaata Madaxtooyadda Muuse Biixi,

Xadhiga Ku xigeenka Mahad Cabaashe ayaa yimid Sida aanu xogta ku henlay markii uu si xoog ah jeelka Laascaanood ugala baxay Maxbus Taliye Ashkir.

Taliye Ku xigeenka Mahad Cabaashe ayaa markii uu la baxay Maxbuuska waxaa looga yeedhay Taliska Goojacadde iyadoo halkaasi lagu xidhay islamarkaana labo maalin uu ku xidhna Gudaha Taliska Goojacadde oo ah duleedka laascaanood waxaana wararku sheegayan in caawa loo gudbiyay Hargaysa,

Inkastoo Ciidanka Qaybta 7aad Iyo .Mahad ba Diideen Arinkaa Kana Horyimaadeen in loo qaado Hargaysa KU xigeenkisia yaa hadana aysan suuo galin

 51 total views,  1 views today