
Shabakadda Caalamiga ah Khaatumonews waxay halkan idiin ku soo Gudbinaysa waraysi laga qaaday Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeenta Ee Maamulka SNM Cabdirashiid Ducaale Qambi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cabdirashiid ayaa waraysigan ku Haftay islamarkaana ku margaday Su allo lagu garaacay iyadoo inta badan waraysigan laga qaaday uu ku difaacay Qoyska Muuse Biixi,

38 total views, 2 views today