Waxaa caawa weerar loo adeegsaday Bambooyinka Gacanta laga tuuro lagu weeraray mid kamid ah Saldhigyada Maamulka SNM ee Laascaanood

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Saldhiga Xaafada Daami ee Maamulka SNM ayaa caawa Fiidkii Lagu qaaday Weerar culus waxaana mar qudha qeybaha kala duwan ee Magaalada laascaanood laga maqlay Diryanka Bambooyinka lagu weeraray Saldhiga.

Khasaare kala duwan ayaa jira balse ilaa hada macada inta uu leeg yahay khasaarahaasi,