Deg Deg Daawo::Ciidanka Puntland Oo Soo Furtay Dhalinyaro Somaliland Afduubatay,

Ciidamada Maamulka Puntland ee Degmada Boocame ee Gobolka sool ayaa soo furtay soona badbaadiyay dhalinyaro ka soo jeeda Degmada Boocame oo maamulka Somaliland ku urursaday Duleedka deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyaradan oo somaliland ugu talo gashay inay ka dhigtan Ciidan Ayaa laga soo furtay iyado dib loogu soo caliyay Degmada Boocame,

 54 total views,  1 views today