
Beelweynta Cabdi Garaad ayaa maanta Degmada Dharkayn geeyo ee gobolka sool ku shaacisay Xiliga la caleema saraayo Isimka Beesha Cabdi Garaad {Qayaad}
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale ayaa Beeshu shaacisay in lagu caana shubi doono 12.bisha Sadexaad ee sanadka 2020.

50 total views, 1 views today