Daawo::Sanbaloolshe ”Aniga iyo Farmaajo iyo Khayre Dhiibistii Qalbi Dhagax Waanu Isku Raacsanayn”

Taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe ayaa yiri “Arinta qalbi dhagax in leeyga cafiyo ayan rabaa. Aniga qeyb ayan kulahaa lakin amarka lagu soo xiray ee loogu dhiibay Itoobiya waxaa lahaa madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha”

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Aniga waxan ahaa qof amar lasiiyay. Qalbi Dhagax dhiibistiisa dambi weyn oo la galay ayey ahayd. Waan qirsanahay taas xitaa in leesku maxkamadeeyo ayey waajib tahay”

Sanbaloolshe ayaa wareysi cusub ku sheegaY hadalkaan. Wareysiga oo dhameystiran ayaa goordhow lasii deyn doonaa

 43 total views,  1 views today