Daawo::Maleeshiyad Boocame Laga Soo Eryaday oo Laascaanood Lagu Soo Bandhigay,

Maamulka Somaliland ayaa saacadihii lasoo dhaafay soo bandhigay Maleeshiyaad ay ku sheegeen inay ka goosteen Puntland, kuwaas oo ka hawlgeli jiray deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Maleeshiyaad tiro ahaan lagu sheegay 30 Askari ayaa , waxaa lagu soo bandhigay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, iyagoona Puntland ay hore ugu joogeen ciidamadani degmada Boocame ee gobolka Sool.

Maleeshiyaadkan ayaa hore uga hawl galis jiray Degmada Boocame Gobolka sool balse markii ay ka bexen Ciidanka Puntkand waxay iska soo xaadiriyen Laascaanood kadib markii ay ku sugnaan kariw aayen Boocame,

 60 total views,  1 views today