Daawo::Dhulbahantaha U Adeega Isaaq Oo Bilaabay Arrin yaab Leh,

Caada-qatayaal u adeega maamul Beeleedka Isaaq ee ku sugan Laascaanood ayaa bilaabay arin aad u naxdin badan oo shacabka danyarta ah ee gobolka sool ku ah khasaare aan geed loogu soo gaban.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Haweenka Danyarta ah ee laascaanood oo ku ganacsada suuq dawladii Soomaaliya u dhistay ayaa hada waxaa Waraaqo u soo samaystay calooshood u shaqastayaal Dhulbahante ah oo u adeega maamulka Isaaq,

Kooxdan ayaa ugu hanjabaya danyarta inay dhulkan leeyihiin islamarkaana xoog kaga saari doonan.

Danyarta halkan ku ganacsata ayaa mudo 60 sano ah dagana islamarkaana waxaa hada sheeganaya dhulkan Caada qatayaal doonaya inay ka dhigtan goob ganacsi iyagoo adeegsanaya maleeshiyaad isaaq ee ay la shaqaytan.

 38 total views,  1 views today