Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ciidankii Xorayn Lahaa laascaanood Ku Soo Bandhigtay Tukaraq,

Ciidamada difaaca puntland guutada 24 ee ku sugan deganka tukaraq ee Gibolka sooll ayaa waxa booqasho ku tagay taliyaha ciidamada madaxtoyadda Puntlnd iyo la taliyasha xaga amniga ayaa ku waheliyay boqoshada

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saraakiishan Ka socota Madaxtooyada Puntland ayaa ku soo bandhigay Jiida hore gobolka sool ciidamo aad u hubaysna oo u badan ciidamo kasoo jeeda gobolada SSC kuwaaso loo carbinaayo sidii ay usoo calin lahaayen Laascaanood,

 39 total views,  1 views today