Deg Deg Daawo:Ciidanka Madaxtooyadda Soomaaliya Oo Afduubtay Gabadh Qurba Joog Ah,

Ciidanka Madaxtooyadda Dawlada Soomaaliya ayaa Afduubtay Gabadh yar oo qurba joog ah oo Dalka loo keenay inay Barato Dhaqanka iyo Diinta Islamka .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hooyo Amran Xalane”Gabadheydu Waxay soo dirtay Message ay ku sheegeyso in la kufsan rabo mana qaan gaarin,Sharci wax waan ku waayey oo kiiska dacwadda waa la iska kay daba-wareejiyey,dowladdii waddanka ka talineysay baan xaq-darro iyo caddaalad darro kala kulmay oo ciidankeedi ayaa gabadheyda afduub iyo xoog ku heystaan oo lacag iweydiistay iiguna hanjabay inay i dilayaan haddaan Warbaahinta ka hadlo”

Iyadoo ilmeyneysa ayey tiri”Madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha waxaan ka codsanayaa haddii ay Islaamnimo jirto Nolol iyo Geeri Gabadheydi ayaan u baahanahay oo arinteyda ay soo faragaliyaan”

 55 total views,  1 views today