Deg Deg:Cabdiraxmaan Cirro Oo Dil La Badbaaday.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan ciro ayaa saaka ka badbaaday dil qorshaysan oo shaki galiyay shacabka Hargaysa,

Gudoomiyhaa oo saaran Gaadhigiisa khaaska ah ayaa dusha laga mariyay gaadhi xamuul ah oo aan la garaneen sababta loogu soo leexiyay.

Burbur dhinaca Bidix ka soo gaadhay Gaadhiga gudoomiyaha maahe ma jiro khasaare soo gaadhay Gudoomiye ciro,

Shaki weyn ayaa laga muujiyay sababta gaadhigan xamuulka ah loo dulmariyay Gaadhiga Gudoomiye cirro,

 39 total views,  1 views today