War Deg Deg Ah Daawo:Suudan Oo Gashay Xaalad adag & Ciidankii oo kala Qaybsamay

Kadib Isku soo baxyo xoogan oo ka dhacay Shalay Dalka Suudan loogana soo Horjeedo Xukumadda Isbadal doonka Suudan ayaa sababtay in Ciidankii Dawlada Suudan ee Taladda Dalka Kala wareegay Cumar al-bashiir ay sii kala jaban.

 46 total views,  1 views today