Deg Deg:Maamulka SNM Oo Qisaasay Lix Maxbuus oo labo Dhulbahante tahay,

Waxaa saaka orortii hore Lagu tooogtay Buuralayda Tuulada Mandheera Lix Maxbuus oo ku jiray Jeelka Hargaysa,

Lixda Maxabuus sidii aanu shalay wararka idin kusoo gudbinay waxaa uu qorshuhu ahaa in Saaka la toogto waana la toogtay,

Lixda labo kamid ah waxay ka soo jeedan Beesha Dhulbahante Gaar ahaan jaamac Siyaad iyo Reer Hagar.

Muuse Biixi oo Go aankaasi lagu dilay Lixda Maxbuus oo mudo 10 sano ah xidhna Saxeexay ayaa sida la sheegay uga gol-lahaa in uu ku cabsi galiyo Shacabka Deegaankaasi,

 51 total views,  1 views today