Daawo:Oday ila Meereyso Oo Mar kale Daaqada Kala Baxay Muuse Biixi.

Siyaasi Cabdi ila meerayso ayaa weerar xoogan ku qaaday Hogaamiyaha SNM Muuse BiixiCabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdi ila meereyso ayaa sheegay in Muuse Biixi Macmiil ka dhigtay Beenta iyo Warwareejinta islamarkaana loo bahan yahay in wax laga qabto.

 46 total views,  1 views today