Muqaalka Dagaalkii Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi,

Faysal Cali waraabe oo sheegay in dhawaan isaga iyo Madaxwaynaha Somaliland uu gacan ka hadal dhexmaray, Mar uu BBCda uga warramayay qodobadii gudiga dhexdhexaadidntu ay kasoo saareen komiishanka lagu muransanyahay oo ay maantana isku af garan waayeen.

 52 total views,  2 views today