Deg Deg Daawo:Xildhibaan Sheegay In Muqdisho Ay Xukunto Al-shabab

Xildhibaan Ka tirsan Dawlada Fadaraalka soomaaliya oo Waraysi Siinaayay Somali cable Tv ayaa sheegay in caasimada soomaaliya ee Muqdisho ay xukunto Al-shabab

 40 total views,  1 views today