DAAWO:-Faysal Cali Waraabe iyo Cirro Sheegay Inu Fashilmay Wadahadalkii Muuse Biixi,

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Wadani Faysal Cali waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta shaaciyay in uu fashilmay Wadahadalkii ay Lalahaayen Muuse Biixi Ee Arrimaha doorashada,

 35 total views,  1 views today