
Gudoomiyihii Degmada Badhan ee Gobolka sanaag oo dhawaan lagu eedeyay in u kufsi u geestay Mid kamid ah Haweenka Deegaankaasi ayaa xaalad Amni aawadeed uga baxay Degmada Badhan,
Gudoomiye Cali Xuseen Soomaali ayaa Xaalad amaan iyo Rabashado uga baxay Magaalada Badhan oo ahayd Halkuu ka haa gudoomiyaha kana shaqeynaayay
Cali Xuseen Soomaali ayaa Gaadhay Degmada Ceelbuh oo uu ka Soo jeedo Gudoomiyuhu.
Wixii Soo Kordha kala soco khaatumonews.com

52 total views, 1 views today