Musharax madaxweyne ee Galmudug cabdiraxmaan Odawaa ayaa waraysi uu siiyay Somali cable tv waxaa lagu weydiiyay dhawr su allood oo salka ku haya doorashada galmudug xildhibaanada maamulka ee la dhaariyay iyo arrimo badan

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasiyiinta iyo masuuliyiin Beesha Hawiye ayaa dagaal xoogan ugu jira in maamulka cusub ee galmudug uusan noqon mid gacanta ugala dawlada Fadaraalka soomaaliya lana mid ah koonfur galbeed