
Taliyaha Booliska Maamulka Somaliland Mr Dabagale ayaa maanta qudbad xaasaasi ah u jeediyay qaar kamid ah Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ee ku sugan Ceerigaabo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Taliyaha oo ka hadlaya ciidanka maamulka Somaliland ayaa faray in ciidanka iyo xukumada Somaliland ay sameeyan wax dhaama Dawladii ay dumiyen ee Maxamed Siyaad Barre lana yimaadan Maamul Hagaagsan oo dadku kusoo hirtan,

51 total views, 1 views today