Muqaal:- Naxdin Badan Nin Afrikan Ah Oo Garaacaya Gabadh Somali ah,

Shabakadda Khaatumonews waxaa soo gaadhay muqaalka Nin afrikan ah oo cabsan Khamro oo si Arxandaro ah u garaacaya Haweenay Soomaali Ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muqaalkan ayaa aad u gilgilaaya qalbigaga marka aad daawato sdai foosha xun ee Ninkaasi u dilaayo Haweenayda soomaalida ah.

 50 total views,  1 views today