Deg Deg Daawo:Qoyska Gabadh Uu Kufsaday Gudoomiyaha Badhan Oo Hadlay,

Qaar ka mida ehelada fadumo cali oo ah gabadh dhowaan sheegatay in gudoomiyaha gobolka sanaag cali xuseen somali ay xadgud nafeed kala kulantay ayaa sheegay inay arintaas tahay mid jirta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Waxa ay Madaxda puntland ka codsadeen in faadumo ay hesho cadaalad waa sida iyagu ay hadalka udhigeen


Dhankiisa gudoomiyha oo arintan hore uga hadlay waxa uu iska fogeeyay eedan Gudoomiyuhu waxaa u sheegay inay tahay been abuur gudoomiye cali somali waxa uu masuuliyada eedaas dusha uga tuuray weriyaha waraystay faadumo cali


Weriyha oo hadlay ayaa isna gaashaanka udaruuray hadalka gudoomiyaha ee ku edeeyay waraysi been abuura oo uu faafiyay waa sida uu gudoomiyihu sheegaye

 53 total views,  1 views today