
Salaadiinta Hargaysa gaar ahaan kuwa Beesha Isaxaaq ayaa Fariin Hanjabaad ah udiray Boqor Buurmadow oo kamid ah Madax Dhaqameedka Beesha Habar Jeclo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“ Hadaanu Nahay Isaxaaq Ninkaa Buurmadoow Inuu Hargaysaba Ka Hadlo Ma ahayne Gacan Bir ah Ayaanu Iminkana Wax Kaga Qabanaynaa ” Sidaa waxa yidhi Suldaan Mahad.

39 total views, 1 views today