Deg Deg Daawo:Kenya Qaaday Talaabo yaab leh Badin Alshabab aawadeed,

Dawlada Kenya ayaa qaaday talaabo aad uga yaabisiy shacabka Kenya kadib Baqdin xoogan oo laga qabo ururka Alshabab oo Dhawr mar gudaha Dalka kenya ka geestay Weeraro halis badan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Talaabada Ay dawlada Kenya qaaday ayaa ah in Gaadiidka Basaska ah ee u kala goosha gudaha Dalka kenya in laga buuxiyay ciidan ilaaliya shacabka saaran Basaaska ama rakaabka ah.

Cabsida Ay kenya ka qabto Ururka Alshabab ayaa sababtay in Gaadiidlayda Basasku dalbadan Ciidan raaca inta ay ku jiran Wadada,

 50 total views,  1 views today