
Howlgalka waxay ciidanka ka sameeyeen deegaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo, waxaana saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidanka ayaa howlgalka ku dilay 3 kamid ah Alshabaab waxayna nolosha ku qabteen hal dagaalame oo dhaawac, sidoo kale halkaasi ku furteen hub farabadan.




55 total views, 1 views today