
Waxaa Magaalada Laascaanood mudooyinkan ka soconaayay Kulan isku tashi ah oo dadka deegaanku dib ugu soo calinayaan gobolka Taariikhdii uu lahaa ee Daraawiishta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhalinyarada gobolka ayaa waday qorshe ah inay Ka taagan Astaamaha Daraawiishta Gobolka sool gaar ahaan Laascaanood inay ka taagan Taalooyin ay kamid yihiin Taaladii Sayid Maxamed Cabdille Xasan,
Hadaba dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada waxaa is hortaag ku sameeyay Maamulka Beesha isaaq gaar ahaan Ninka ugu magacaaban Gudoomiyaha gobolka sool ee Somaliland Cabdqanii Jiidhe kaaso sheegay in laascaanood aysan taalo ka taagi karin cid aan ahayn Maamulka Beesha Isaaq,

46 total views, 1 views today