Daawo:Beesha Boocame Oo Sudhatay Calanka Isaaq Xiligii ugu Ayaanka Darna Boocame,

Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool waxaa ka dhacday maanta Arrin aad uga yaabisay shacabka Deegaanka Boocame.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah Dadka deegaanka Boocame ayaa warbaahinta ka soo muuqday Iyagoo Sudhay calanka Beesha Isaaq ee Gabalkiisu sii dhacaayo Saldhiga Bocame Islamarkaana sheegaya inay Kamid yihiin maamulkaasi,

 37 total views,  1 views today