Deg Deg Daawo:Mudaharaad Ka Dhacay Garoowe Iyo Fariimo Loogu Diray Khayre Farmaajo iyo Deni,

Magaalada Garoowe Caasimada Maamulka Puntland waxaa ka dhacay mudaharaad xoogan oo shacabka Magaaladaasi soo abaabulen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ujeedka Mudaharaadkan ayaa ahaa Mid Fariimo isku mid ah loogu diraayay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Puntland, iyo Raysal wasaare khayre.

 36 total views,  1 views today