
Madaxweynaha Maamulka Punmtand Siciid Cabdilaahi Deni ayaa Xalay qudbad dheer ka jeediyay Munaasibadii loogu dabaal dagayay sanad Guuradii Koobaad ka soo wareegtay Markii uu xilka la wareegay,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Deni ayaa Qudbadiisa uga hadlay wixii uqabsoomay sanadka iyo arrimo kale oo xaasaasi ah isagoona ka hor yimid sharcida Badroolka soomaaliya kan Dastuurka lagu dhamaystiraayo,

36 total views, 1 views today