Daawo:Faysa Cali Waraabe oo Cadeeyay Siday U Fashilantay Somaliland.

Waxaa Magaalada Hargaysa maanta lagu soodhaweeyay Faysal cali waraabe oo in mudo ah socdaal uga maqna deegaanka maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arimo badan oo xaasaasi ah Islamarkaana cadeeyay fashilka xoogan ee u dhax fadhiyo maamulkii la odhan jiray somaliland.