Daawo::-Layaabka Reer Laascaanood Inay Ka Cadhoodan Xasuuqa Geella Australia,Waxaa Ka wacan Inay Ka cadhoodan Guumaysiga Isaaq.

Waxaa Magaalada laascaanod Mar qudha warbaahinta ka soo muuqday niman isku sheegay inay yihiin Xoollo dhaqatata РGobolka sool kuwaaso ka cadhaysan Geel laLagu Laynaayo Wadanka  Australia, .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Waxaa is weydin mudan Dhulbahantaha laascanood ee ka cadhaysan geella lagu xasuqaayo  Australia, maxay uga cadhoon waayen Xasuuqa Bahdilka iyo ilhaana Beesha Isaaq ku hayso Laascaanood,

 45 total views,  1 views today