Deg Deg Daawo::Madaxweynaha Mareykanka Oo Shaaciyay War Ay layaaben Dawladda iiran,

Madaxweynaha Maraykanka oo hadda Jeediyay hadal aad loo wada sugayay waxaa uu sheegay in aanuu qofna kaga dhiman dhaawacna jirin gantaalihii ay ku garaacday Iran saldhiggooda Ciraaq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu aad u amaanay nidaamka gantaalaha ka hortaga iyo feejignaanta Ciidanka Maraykanka ay qabeen ka hor weerarka.

Wuxuu ku celiceliyay inuu dhammaaday wakhtigii Iran ay cagojuglayn iyo Qalalaase ka wadi lahayd Gobolka bariga dhexe.

Wuxuu ku adkaystay in Jeneraalkii uu amray in la dilo Qaasim Suliaymani, uu ahaa nin ka shaqeeyay fidmooyin badan oo ka dhan ah Maraykanka.

Iran ayaa dhankeeda ku hanjabaysa inay soo afjarayso joogitaanka maraykanka ee gobolka.

 38 total views,  1 views today